Dhammow

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-maaday, -maatay)

1. Wax tiradoodu dhantahay noqosho. 2. Wax aan wax ka harin noqosho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhammow

dhammaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg