Dhan-dabaggaalle
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Dhalaal hirar ah, biyo la moodo oo samaysma markakulka badan ee qorraxdu dhulka ku dhaco; wirwir; dhalanteed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhan-dabaggaalle ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

