Dhanqalan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Harraad aad u badan oo qofku hadalka kari waayo. 2. D. ah: qof harraad aad u badani hayo. ld dhankalax¹, dhanqalac¹.


Dhanqalan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

Wax harraad aad u badani hayo noqosho (qof). ld dhankalax², dhanqalac².


Dhanqalan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Wax harraad aad u badani hayo ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhanqalan

dhankalax | dhankalax | dhanqalac | dhanqalac | dhanqalmid | dhanqalnaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg