Dhaq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

1. Wax biyo ku nadiifin. 2. Si wanaagaan wax u maamulid. 3. Wax meel fog geyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaq

aadaab | aadaminnimo | aakib | aal | ebinefiriin | ka | laab | saabaan | caabid | saabbuunee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg