dhaqays
(m.dh)Toogashada bar astaysan la toogto.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqays ↴
dhaqaysad [m.l]
ld dhaqaysasho.
dhaqaysasho [m.f.dh]
eeg dhaqayso. ld dhaqaysad, dhaqaysi.
dhaqaysi [m.l]
ld dhaqaysasho.
dhaqayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Bar astaysan toog ku barasho.
dhaqtan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Tartanka meel la dhaqaysanayo lagu tartamo. 2. ld dhaqtamid. ld dhugtan¹.
shacdur [m.l]
Cayaar carruureed carruurtu miro kariiri ay ku dhaqaystaan oo ulo af dhuuban leh.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg