dharasow
(m.l)Jilcidda qof jirkiisu jilco da'awgeed. ld dharasoobid.
dharasow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Qof da'awgeed, wax jirkiisu jilcay noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dharasow ↴
dharasoobid [m.f.dh]
eeg dharasow². ld dharasow¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg