Dharbaax
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:ld dharbaaxo.
Dharbaax
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Wax dharbaaxo ku dhufasho. ld dharbaaxee, dhirbaax², dhirbaaxee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dharbaax ↴
bac | bash | dhabannaanee | dhangalaasee | dharbaaxayn | dharbaaxaysan | dharbaaxaysnaan | dharbaaxaysnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg