dhardhaaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Weel wax lagu karinayo, wax la dhardhaaray ahaansho. ld dhadhaaran.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhardhaaran ↴
dhadhaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld dhardhaaran.
dhardhaarnaan [m.f.dh]
eeg dhardhaaran. ld dhadhaarnaan, dhadhaarnaansho, dhardhaarnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg