Dharkayn

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(dharkayn/-nno, m.dh) Geed dheer, cananna kulul leh, loox wanaagsan laga samayn karo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dharkayn


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg