dharqi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Candho dharaq ka maalid ama nuugid. ld dharbi (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dharqi

dharbin [m.dh]
1. ld dharbis. eeg dharbi. 2. ld dharqin.

dharqin [m.f.dh]
eeg dharqi. ld dharbin (2).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg