dhawaajin
(m.f.dh)

eeg dhawaaji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhawaajin

yeeri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qalab muusiko ka dhawaajin. 2. U y.: cid wax ay qorto u akhri-yid.

aleemi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Aleen ka dhawaajin (geel).

boodaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Boodaan ka dhawaajin (geel).

cisii [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
C./ka c.: naflayda qaarkood ci'ka dhawaajin.

garaac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
1. Wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale ugu dhufasho. 2. Dhaaryid. 3. Nafley gacan wax ku yeelid. 4. Makiinad wax ku qorid. 5. Gacan kaga dhawaajin (qalab muusiko.

qaylisii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
Ka q.: cid ka dhawaajin.

sannaari [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Ka s.: nafley ka qaylisiin. 2. Ka s.: wax ka dhawaajin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg