dhawaati
(m.l)

Raad ka samaysmay geel badan oo isdaba socda waqti dhado jirto.

dhawaati
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Geel badan oo isdaba jooga raad samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhawaati

dhawaatiyid [m.f.dh]
eeg dhawaati².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg