dhawritaan
(m.l)

1. Ilaalinta wax dhibaato laga ilaaliyo. 2. Eegidda indhaha wax lagu fiiriyo. 3. Sugidda cid la sugo. ld dhawrid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhawritaan

dhawrid [m.f.dh]
eeg dhaw4. ld dhawris, dhawritaan, dhawrmo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg