dhaxalwareeji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid wax ay dhaxal u lahayd ka dhumin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaxalwareeji

dhaxalwareejin [m.f.dh]
eeg dhaxalwareeji.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg