dhaxamoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Dhaxan dareemid (nafley).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaxamoo

dhaxamood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg dhaxamoo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg