Dhaxantir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld dhaxantire. Dhar aan tayo fiicnayn oo loo gashado dhaxan awgeed. 2. ld dhaxantirid.
Dhaxantir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax dhaxanta la isaga baabi'iyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaxantir ↴
deddatir | dhaxantire | dhaxantirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg