dhayalso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Arrin fududaysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhayalso ↴
dhayalsasho [m.f.dh]
eeg dhayalso. ld dhayalsad, dhayalsi, dheyelsasho.
dheyelso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld dhayalso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg