dhaydhay
(m.l)

Geed gaab aan qodax lahayn oo leh laamo toostoosan oo dhuudhuuban oo leebabka laga dhigto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaydhay

dhaydhayasho [m.f.dh]
eeg dhaydhayo.

dhaydhayo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-yaday, -yatay)
Qof koolkoolin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg