Dhayladhufaan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld dhayladhufaamid.


Dhayladhufaan

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

Orgi yar caana-nuugnimo xiniinyaha kaga bixin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhayladhufaan

dhayladhufaanad | dhayladhufaanasho | dhayladhufaanid | dhayladhufaano |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg