Dhaylaqaad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Dh. ah: weyl yar oo caato ah oo sacii laga maalay ee aan lagu dayn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaylaqaad


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg