dheddigee
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-geeyay, -geysay)1. (f.g) Dheddig ka dhigid. 2. (f.mg) Dheddig keliya dhalid (nafley). ld dhaddigee, dhiddigee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheddigee ↴
cayn [m.dh]
(nax.) Dir naxweed ku shaqa leh in ay kala saarto labka iyo dheddigga ee magacyada, magacuyaallada iyo qaabka falalka (tus.: inantu way seexatay). Ereyada weertan cayn dheddigeed ayey wada muujiyeen: magaca, magacuyaalka iyo falkuba.
dhaddigee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-geeyay, -geysay)
ld dheddigee.
dheddigeyn [m.f.dh]
eeg dheddigee. ld dhaddigeyn, dhiddigeyn.
dhiddigee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-geeyay, -geysay)
ld dheddigee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg