Dheecaan-calooleed

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(c.nafl.) Dheecaanka ay soo daayaan qanjirrada caloosha.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheecaan-calooleed


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg