Dheecaan-gaastarig

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(dhecaanno ..., m.dh) (c.nafl.) Iskujir asiidhan oo ka kooban cusbooyin aan orgaanik ahayn, haydarookoloorik asiidh, iyo insaymyo dheefshiid. Tusaale ahaan: bebsin, oo ay soo saaraan qanjidho ku safan calooshu.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheecaan-gaastarig


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg