Dheelallow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld dheelallaabo.
Dheelallow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-laabay,-lowday; -laabi)Qof hurdo ka kacay isagoo weli baraarugin dhaqdhaqaaq iyo hadal sameyn. ld dheerallow².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheelallow ↴
dheelallaabid | dheerallow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg