Dheelitiran-kiimikeed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(kiim.) Falgal kiimikaad oo gedisme ah oo ribnaanta falgaleyaasha iyo maxsuulladuba aanay isla beddelin amminta sababta oo ah habdhiska ayaa ku sugan xaalad teermoodaynamik ahaan dheelitiran.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheelitiran-kiimikeed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg