dheeraari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Neef xoolo ah xirid si uu u daaqo, una fogaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheeraari

dheeraarin [m.f.dh]
eeg dheeraari. ld dheeraaris.

dheeraaris [m.l]
ld dheeraarin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg