dheerdheeroo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Wax dheerdheero hayso noqosho. ld dheedheeroo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheerdheeroo

dheedheeroo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-raaday, -raatay)
ld dheerdheeroo.

dheedheerood [m.l]
ld dheerdheerood.

dheerdheerood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg dheerdheeroo. ld dheedheerood.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg