Dheertaxaniinyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Cayayaan dhulka xammaarta, dhuuban, dheer lugo badan oo qaniinyo kulul. ld dhiirtaxaniinyo, dhuurtaxaniinyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheertaxaniinyo

dhiirtaxaniinyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg