Dhegabbeel

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Waayidda nafley weydo awoodda maqalka. ld dhegabbeelid.


Dhegabbeel

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

Awoodda maqalka waayid (nafley).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhegabbeel


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg