Dhegacuslow

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-laaday, -laatay)

Qof aan dhegaha si fiican wax uga maqlin noqosho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhegacuslow

dhegacuslaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg