Dhegadhabo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)

Dhegaha daaman ku garaacid iyaga oo madaxa ruxaya (xoolo, ugaar, dugaag iwm).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhegadhabo

dhegadhabasho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg