dhegammari
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iyay, -isay)Is dh.: wax aan maqlin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhegammari ↴
dhegammarin [m.f.dh]
eeg dhegammari.
isdhegammari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax la diiddanyahay maqalkiisa ismoogeysiin.
isdhegammarin [m.f.dh]
eeg isdhegammari. ld isdhegammaris.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg