Dhegbas

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Isku illaawidda sheeko dhegeysigeeda la isku illaawo. ld dhegbasid.


Dhegbas

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Ku dh.: sheeko dhegeysigeed isku illaawid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhegbas

dhegbasid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg