dhegeyso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

1. Dhawaaq, shanqar iwm dheg u dhigid. 2. Cid hadal loo soo jeedinaayo ismoogeysiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhegeyso

dhegeysasho [m.f.dh]
eeg dhegeyso. ld dhegeysad, dhegeysi.

warayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
War qof uu hayo ka dhegeyso; cid wax weyddiin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg