dhegoolee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -leysay)

Is dhegatirid; wax dhegala' iska dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhegoolee

dhegooleyn [m.f.dh]
eeg dhegoolee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg