Dhegraac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ballaarinta beer la ballaarinayo oo bowdka la fakinayo.
Dhegraac
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Beer bowdkeeda fakin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhegraac ↴
dhegraacid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg