Dhegweyn
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Geed weyn oo wacanriga u eg oo leh caleemo balballaaran iyo miro la cuno. 2. Dh. ah: qof aan si dhakhsa ah wax u fahmin. 3. Dh. ah: nooc ariga ka mid ah oo dhego balballaaran.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhegweyn ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg