dherertoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

U dh.: aad u sugid; raagsasho; daahsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dherertoo

dherertood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg dherertoo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg