Dheriggirgire
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Dheri weyn oo dhoobo ka samaysan oo reer miyigu marka ay alla bariga qabaan cuntada ku karsadaan. ld dherigirgire.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheriggirgire ↴
dherigirgire |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

