dhexdhexaadis
(m.l)

ld dhexdhexaadin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhexdhexaadis

dhexdhexaadin [m.f.dh]
eeg dhexdhexaadi. ld dhexdhexaadis.

hagarbey [m.l] (-yo, m.dh)
Hanti la siiyo cid wax dhexdhexaadisey.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg