Dhexdhexaadiye

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Qof, dad wax isku haysta u garnaqay.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhexdhexaadiye


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg