dhididsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax dhididay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhididsan ↴
dhididsanaan [m.f.dh]
eeg dhididsan. ld dhididsanaansho.
dhididsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhididsanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg