dhiibaal
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)1. Hanti iib loo wado oo qofkii lahaa uusan la socon oo cid kale gadayso. 2. Dh. ah: rati dhaan ah oo ciddii lahayd aysan wadan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiibaal ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg