Dhiibsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Maro, harag iwm wax la dhiibiyey noqosho.


Dhiibsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa,-nayd)

Maro, harag iwm wax la dhiibiyey ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiibsan

dhiibsamid | dhiibsanaan | dhiibsanaansho | dhiidhiibsan | dhiidhiibsanaan | dhiidhiibsanaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg