Dhiidhiiyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Cayayaan madaxa iyo qaarka hore qolof adag oo kurtummo lihi kaga roganyihiin oo aan baalal lahayn oo qaar dambe oo buuran leh; xabley.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiidhiiyo

barijugley |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg