Dhiig-joogsi
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(daaw.) Joogsashada dhiig socday oo ay keentay shaqada dabiiciga ah ee jirka oo ka kooban xinjirowga dhiigga iyo iskuroorka xididdada go'ay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiig-joogsi ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

