Dhiig-urur

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Dhiig ku ururay soohyada dhexdooda oo xinjirooba markaas sameysmato meel soo buuran oo adagi.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiig-urur


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg