Dhiig-xinjirow
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(daaw.) Falalka taxanaha ah oo uu dhiiggu iska beddelo darere oo u beddelmo adke.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiig-xinjirow ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

