Dhiigsumow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Sooh baabi'in aad u ballaaran oo ay keento baktiiriya cudurkeen ah oo dhiigga raaca ama sun ayaduna dhiigga la socota. Ereyga waxa loo isticmaalaa oo kala nooc dhiig sumow ah.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiigsumow


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg