Dhilo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-ishay, -ilatay)1. Sabuul galley iwm qolof ka qaadasho. 2. Caaw iwm diir ka baxsasho. 3. Timo feerasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhilo ↴
dhalaandhilo | dhilasho | dhilowyahan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg